Reer Cali Ducaale · Gacanlow
Geedka Qoyska Reer Cali Ducaale
Diiwaanka qoyska oo dhan – ka soo bilow awoowayaashii hore ilaa carruurta cusub.
Khariidadda Qoyska
Halka qof walba ka joogo adduunka.
Loading map…
—
Tirada qoyska
1+
Qarniyo
—
Codsiyo la sugayo
Bartani waxay xambaarsantahay diiwaanka qoyska Reer Cali Ducaale (Gacanlow), kaas oo asal ahaan ka soo jeeda Ducaale Samater Cabdalle.
Qof kasta oo qoyska ka tirsan wuxuu kudari karaa ilmihiisa cusub, sawirka, iyo macluumaadka. Wax kasta oo lagu daro waxa ansixiya maamulaha.